| Application Process: | | | | العربية | Af Soomaali | |
|
ballan Qabsashada Marka la dhamaystiro
rabitaanada la socodka maaliyadda, xaqiijinta ballanada qorshaysan
waxa lala hubin doonaa qoyska. Isuduwaha bukaanka caalamiga ah ayaa
ku siin doona qorshaha cusub ee dhammaan ballanada, macluumaad la
xidhiidha adeegyada, iyo wixii khayraad ee kale ee yaal cisbtaalka
Children's Mercy iyo jiiddae Kansas City.
Kaddib xoogaa marka aad timaado CMH,
isuduwaha bukaanka caalamiga ah ayaa la kulmi doona qoysak si uu
idiin siiyo macluumaad dheeraad oo la xidhiidha cisbitaalka iyo
adeegyada kala duwan ee waxtar idiin noqon kara.
Inta aad joogto CMH waxa laguu sheegi wixii kharash dheeraad ah
ee caafimaad, iyo qabanqaabada bixinteeda oo aad kala hadli doontaa
isuduwaha bukaanka caalamiga ah.